...

Adalbooks

No Image Available

ARAGTIDA NICMADAHA NACLADAYSAN

 Author: DR SADIQ ENOW  Category:  Download Free
 Description:

Dhallinyaro, nicmadaha nacladaysan waa cashar
taxane ah oo inoo bidhaaminaya aragti cusub oo
la xiriira aqoonta dhaqaalaha, taas oo aadamigu
uu ku baraarugay muddada dhwor iyo
labaatankii sano ee ugu danbeeyey.

Aragtidu waxay sheegeysaa in dhaqaaluhu
yahay nicmad iyo naclad wada-socda, waxay
sheegeysaa barwaaqo iyo inkaar wada-socda,
waxay sheegeysaa baraare iyo habaar wada
socda.

Sida fahamka aadamiga ku xooggan, arimahaasi
maahan kuwo is-qaadan kara ama laysu soo
dhoweeyo.
Laakiin aragtida ah nicmadaha nacladaysan
waxay inoo tilmaamaysaa in ay labadan arin ay
yihiin kuwo isku-laran oo aan kala maqnayn.

DOWNLOAD


 Back
Scroll to Top
Verified by MonsterInsights
Seraphinite AcceleratorOptimized by Seraphinite Accelerator
Turns on site high speed to be attractive for people and search engines.