BARASHADA CILMIGA ULTRASOUND
Author: DR CABDIRIZAAQ AXMED MAXAMUUD Category: Tags: CILMIGA ULTRASOUND PDF | ULTRSOUND AF SOMALI | Description:
Ultrasound: waa erey loo isticmaalo in lagu qeexo soo noq noqoshada codka ka
sareeya 20 000 Hertz (Hz),codkaa soo ka baxsan heerka maqalka bini aadamka. Sidaas
waxaa ku qeexay WHO haayada caafimaadka aduunka .Baaritaanka ultrasoundka
caadiga ah jabaq noqoshadiisu waa 1–30 megahertz (MHz).wax yaabaha soo socda waa
heerarka kala duwan ee jabaq noqoshada,ku waasoo loo isticmaalo in lagu baaro
qeybaha kala duwan ee jirka.
■ 3–5 MHz for abdominal areas (3-5MHz waxaa loo is ticmaalaa uur kun jirta).
■ 5–10 MHz for small and superficial parts (5-10MHz waxaa loo isticmaalaa qaybaha
sare iyo kuwa yar yar).
■ 10–30 MHz for the skin or the eyes(10-30MHz waxaa loo isticmalaa maqarka iyo
indhaha).
Back